Wiilo Posted November 30, 2004 ^^^^Ajaaja Jacaylbaro maxaa ma hadda baa lagu hayaa mise arin hore baa jirta :rolleyes: Alle-Ubaahne wuxuu isku dayay inuu arin halkaan ka dhaliyo balse wuxuusan ku xisaabtamin inaan "Wiilo" ahay aan waliba wiilal la soo koray in badana aan soo arkay sida ay u dhaqmaan..... Waa iska caadi arinmahaan oo way dhacaan had iyo jeer waa wax la arko inuu inan isku dayo ama damco inuu labo qofood isku xiriiriyo.. Go figure:........... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 30, 2004 Horta wuu ku mahadsan yahay ,,, laakiin waxa fiicnayd inuu xoogaa farsamo ah ku daro ,,, ilayn adigoo wax isku xiriirinaya hadana farsamada lagama tagee Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted November 30, 2004 Jacaylbaro maxaa ma hadda baa lagu hayaa mise arin hore baa jirta :rolleyes: :eek: ^^Get u Jacaylbaro, adigaba kama yareysatin All-ubaahne,,,,,,,,,,,,, Go figure:............ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 30, 2004 mayee hadaa la i hayaaaye ,,,,,, Laakiin iga dhaaf dee dadkaan aad igu kabayso ,,,, maxaa uga jeedaa Alle u baahne kama dhacdid ???? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted November 30, 2004 Xumaan ha u qaadan jacaylbaro, waxaan kaga jeedaa marki ay kutimaado dhinaca "hooking up" with ppl arinku ma u moodin si kale..... Go figure:............... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 1, 2004 maya maya ,,,, marna xumaan uma qaadan anigu ,, ha shakiyin ,,, let's continue . . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Passion_4_Fashion Posted December 1, 2004 waraada orda luuqa aada...ani weli ma qaan gaarin nooh Quote Share this post Link to post Share on other sites
Diamante Posted December 1, 2004 ^^ LooL...waa runteyd...laakin i don't mind them doing it...it's like a substitution for when eastenders is not on ... haye wiilo...what do u say to Jaceylbaro's latest reply Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted December 1, 2004 Kaalay intaan maqnaa aa korkeega dhaanta laga ciyaraa yaah... Alle U baahane, sxb ninkale meeshaa tartan ila galineysid adiga maa soo gashid? hadaa qofkale keeneysidna maxaa Jaceelbaro u keenee? jaceelbaro oo kun sagaal boqol O Oooooooodiii dhashay iyo anigoo ciyaalka waqtiga kacaanka iska ah aa na is ag dhigee..tartan miyaa waxaas mise kaftan. Wiilo labadiinaba wee idinka qaalisan tahay ee ha isku daalinina... Baaba jaceel baro sxbkee ninkaan alle U baahne la dhaho oo aad iyo aad misana aadka u caqlibadan, toosh uuba naga daba qaatee.....ar maka joogyoo....dadqaldan in uu lafra galay ma oga miyaa.. Wareer badanaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted December 1, 2004 Simply_the Best dear I'm glad to see u around,,,,, Garab Tuujiye thanks, usheeg dadkaan yaaqeee..... Aniga waxaanan fahmin sida Dadku sometimes u dhaqmaan,,,,Alla wareer Badanaaaaaaaaa Su'aal : Miyaa diidan tihiin inuu jiro "Jacaylka"? Go figure:..................... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted December 1, 2004 Haa maya! wareer badanaa!!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted December 1, 2004 Garab Tuujiye maxaa huuno ma midbaa kuugu soo daadisay (Kaftan) :confused: :rolleyes: :eek: Go figure:.................. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 2, 2004 Loooooooooooooooooooooool Wiilo ,,, ahahaha Iska dhaaf wadaadka mid baa ku soo daadisaye ,,,, Waad garatay baan ku dhahay . . Waa intaan kugu jeclahay Laakiin Alle-u-baahne intuu ka dhacay horta,, lama hayee ,,, wuu baxsaday baan filayaa ! ! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted December 2, 2004 ^^^^^^^Good Question Jacaylbaro^^^^^^^^^^^^ Quote Share this post Link to post Share on other sites