Tuujiye Posted November 23, 2004 Best male/female personality in SOL: (wiilo) abaayo sidee kuugu yeeray MALE...adigaa si qalad u fahantay...aniga waxaan ka waday niman iyo naago ba adigaa ugu dabeecad fiican...more like the best personality in SOL..4real saas baan ka wadaa.. maxaa waaye suurahaan adi maba kugu aqooninee.. Intaan ku faanshay aa ii xanaaqeey..fine.. wareer badanaa!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted November 23, 2004 waraa garab dear waan ku waabsanaayey, waad ogtahay aniga waxaad inaan kale jecleyn. Ha u bixin Wallaahi waxaan rabay inaan ku dhibo, don't worry......... it is fine dear.......nuuneba wuxuu igu sheegay marwo like inuu asiga nin igu daray CAADI WAAYE DEAR ...... jEcliyaaaaaa:................... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 23, 2004 aniga waxaaban filaayay awards la bixinaayo,, waa maxay meeshan magaca keliya la isu bixinayaa horta ??? Waar meesha Awards bixiya oo qof walba ha loo dhiibo wixii loogu tala galay hadii kele naga dhaafa . . by da way , dadka oo dhan maxay Wiilo ku jeclaadeen keligay baa is moodayaye , , Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted November 23, 2004 This is Jacaylbaro wating an award!.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Golden Girl Posted November 23, 2004 Atarishadaha=Juxa, Golden-girl, Og-Girl,Dawaco, Sue, Shayma Waraa Nuune ani maa atarisho i dhahday, :mad: Atarisho soo tan filinka jisho maahin?? goormaa tarisho noqday? sug lee intaa listigeey soo qorto. sug intaa garuunkee kasoo qaadanaayo, ,, hadaba meeshaa gali leheed sii raadso! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted November 23, 2004 nuune hayeey anigana UN ma'ihi! anigana suga Garab iyo nuune inta aan ka soo qoraayo listigeyga Go figure:........... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bess. Posted November 23, 2004 Originally posted by rudy: i missed dark angel, besbasso and clasique!! sorry ladies.......my bad!! :confused: :rolleyes: :rolleyes: plzzzzzzzzzz.....now am against the boyzzzzz ..... does that make u (rudy)and others we all know woman bashers...... .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qac Qaac Posted November 23, 2004 Most hatted man In SOL: qac'qac (2nd year) I am honored to win this award for 2 yrs in a row.. Nafta, do u really loooool... mise af carabi waaye.. Nuune, i am also honored for nominating me for the most qabiid. my list laf dhuun gashay award: nuune and Tuujiye. best person: Juxa best personality: jalaqsan and wiilo.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 23, 2004 I'm not waiting for an Award . . . i actually have one . . But i'm wondering why Wiilo is Loved by all the nomads ?? U r really nice person ,, laakiin aniga keliyaa ku moodayay inaaan sidaas kuu haysto Quote Share this post Link to post Share on other sites
nafta Posted November 23, 2004 Posted by Qaac Qac: Nafta do u really looool......mise waa af carabi? ^^ i mean it nooh, dadkii say hadalka kuugu baddalaayeen ayaa adiga dhan buufsi kugu kacay miyaa?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted November 23, 2004 ^^^^^looooooooool@buufsi...Buufis dheh... waraa qac'qac you wlc man.. Laakiin laf dhuun gashay maxaa ka wadaa? Anaga baanbuu maa noo qabtaa qashiin yahoo!! wareer badanaa!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted November 23, 2004 Jacalybaro thanks dear. Qac qaac thank u. And all the Nomads who love/like me....same here ....... Go figure:.......... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qac Qaac Posted November 23, 2004 Nafta loooooooool. ar buufis ma qabo, ee adi mid hadda ha igu ridin, i mean it kulaahaa, sheeko reer xamar haye. anyways thanks macaantiis, it seems u the only person here, that stood for qac qaac, that counts atleast.. tanag u feero armaajo hee.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nafta Posted November 23, 2004 ^^^^^looooooooool@buufsi...Buufis dheh... oopppss...minor spellign mistake...why u gotta expose a girl like that dee...damn...waaba isku yax yaxee qaac qac, u wlc, but reer xamar? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted November 24, 2004 Besbaaso I like the new name but you need to change the avitor because it belongs to D.A and she is very famous with the mic...... Waraa qac'qaac guess what you are also the most loved person in SOL..lol.. wareer badanaa!! Quote Share this post Link to post Share on other sites