Sign in to follow this  
Tuujiye

2004 SOL NOMAD Awards.......

Recommended Posts

Wiilo   

Wooooooooooooow Jacaylbaro that is funny..........

 

 

Frankly speaking: Aniga maba ka dambeeyo Arooska Qarashka Faraha badan lagu bixiyo. Aroos yar oo macaan Guri Camiran iyo Vacation for 3 months that will do good for me. Not too fancy and not too expensive,,,,,Simple,,, Israafkuna Waa reeban haya.

 

Go figure:...........

Share this post


Link to post
Share on other sites

waa runtaa oo israafku ma fiicna laakiin adiga arrinkaaga oo dhan UN ka ayaa qaba ,, iyagaa bixinaya wixii kharash ah ,, waayo waa international wedding ,,,,,

 

Vaccation kana waxaad tegeysaa buurta Daaallo for 3 da first three months ,,, guri fiican oo ku meel gaar ah baa lagaaga dhisayaa ,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Wow...........that is nice wedding I can see that.

 

 

U know what! I really want to work for the UN one day.................

 

 

Go figure:..............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Waraada labadiina zabta lee aniga ha iga qadinina....waa u jeedaa tar tartiib aa aroos ka hadal kiisa loo bilabee..lol..

 

Zabta lee hanaga qadinina..aniga iyo nuune iyo qac'qaac iska zab uris aan nahayee...

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

haye shekaada "she/he loves me, she/he loves me not" baad rabtaan inaad nugu kor camirataan iyah redface.gif bal daaya-balaaya idiin madax tarmuusnaate :D

 

Nuune-yaqee maskiintaan lagu qamiriinayo ka qaleeya ku dheh baxsanow ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Garab Tuujiye ur one person aan soo wacayno haddii wax soo kordhaan dear so don't worry u will at the "Sabta"...........

 

 

Go figure:...........

Share this post


Link to post
Share on other sites

raula,

 

Intaa alalaas ku dhufan laheyd oo guurka ku dhiiragalin laheyd baa leedahay maxaa ka socda meeshaan sida iney wax xun sameynayaan, alow alle, ilaahoow raula u danbi dhaaf. Aamiin

 

Wiiilo iyo Jacaylbaro, waan soo duceynayaa ee howsha halkaas halaga wado oo arooskiina mid islaami ah ka dhiga. Wixii lacag ah intii la igu soo qoro ayaan diyaar u ahay, haladhiso guri wanaagsan oo caruur wanaagsan kasoo baxdo, insha allah. Ukaadi bal aan idiin gabyee, saa wax kale oo aan idinku amaano ma aqaaniye:

 

Aloow waa is rabaane, reer fiican sii

Aloow raula arkaye, iyana reer fiican sii

Aloow anna waa i kane, mid kun dhaanta isii

Mid aan ku kifaaxo, kol walba istareexo

Aloow adigaa karayee, kheyrka noo kordhi ayantan.

 

Aamiin aamiin aamiin. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Alle_U baahne waan la dhacay gabaygaaga "Quruxda" badnaa aamiin Allaah Ha ina siiyo wanaag dhammaantii......

 

 

Wabillaah:......

Share this post


Link to post
Share on other sites

Haye haye,, Raula Nuune aad ka dhex bilaabaysaa sow maaha ?? ahahaha ,,, Baxsanow ku lahaa ,, hoos hoos baa la isugu dhigayaaye,,

 

Nuune, ma maqlaysid miyaa ,,, waar gabarta la wad hee adigaaba BAXSANOW laguugu yeerayaaye wax ma fahmayside,,,

 

Alle u baahne, waad ku mahadsan tahay gabayga ,,, afkaaga caano lagu qabay ! !

 

Tuujiye, Sabta adiga mid special ah aan kuu samaynaynaaye dalabkaaga noo sheeg waxa aad ka hesho ,,,,

 

Wiilo,,, don't worry baan ku dhahay ! !

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jacaylbaro,

 

ehehe, saaxiib adigaa mudan, ee iiga waran ma is hesheen adiga iyo wiiilo? Weey ku raadineysay ayaan maqlay. Ilaaheey good news hakaaga soo qaado, koley waan ogahay inaad jacaylka gabadhaas bestiis la tahaye.

 

Inta Muslim ah muraadkood alaha sahlo, aamiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this