Sign in to follow this  
Tuujiye

2004 SOL NOMAD Awards.......

Recommended Posts

wiilo jaceyl intuu ka jiraa? macalinkii jaceylka dhigi lahaayba ma kasaayo (thats Jaceylbaro)

 

Jbaro- mataqaanit miyaa luuqa jaceylka meesha oo ku yaalo? ninyahow magacaas marka makugu haboona, iska soo badal

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Dear Simply_the Best nice to hear from u......

Macaanto aniga magaranayo wax layiraahdo "Jacayl" sida aad adiguba sheegato aniga wali ma gaarin... waa sidii heestuba aheyd "Caashaqa Maxaay Barbaarine ____________________". marka dear caashaqa ama jacaylka waxaa la weydiin "Jacaylbaro" asigaa ku taqasusay arimaha ceykaa ah..........

 

 

Go figure:...............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^^^^^^^

"Caashaqa Maxaay Barayay maba aan bar baarinee".

Yarta anaa kuu dhameestirayo nooh..

 

D.A..yaqee waa lasocotaa dadkaan iyo reer badinimadooda nooh. Civalized maba aha nooh. They need a women for a leader. Waxaa loo baahan yahay gabar meeshaan nadiifiso oo dadka qashinka ah ka xaaqdo..Adiga oo kale aa loo baahan yahay nooh. very strong and out spoking...lol..

 

D.A..lol..dhibleey waa noo xiistay yaah..read my list nooh..lol..

 

I wanna see your list..lol..

 

ps. Wiilo gabar markee wax igu daadineyso doqon maa ahay; gees maan uugaga leexdo markee waxa soo daadiso..lol..

 

PSS. Jbaro..luuq maxaa ka kasee adiga..reero public aa tahee..nin maalin cadee gabar jidka istaajinayo aa tahee..waa naga horeysaa baaba..lol

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maahmaah baa oranaysa XALAAL DHARAAR CAD BAA LA QASHAAA . . . markaa aniga warkaygu wuu cad yahaye ,,,,,

 

Luuq luuq marow laasim laamigaas ku soo dhecee

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

raula sow ma'han :confused: more like she is smoking :D (Kaftan) dear don't get mad Get Glad .

 

 

Go figure:................

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

haye labadiina raula maa ku camiranaysaan.

 

XALAAL DHARAAR CAD BAA LA QASHAAA

baaba jacylbaro, imika qal xalaasha, waa wiilo ee qal smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

nuune dear where have u been :confused: Ma bada baa Rinjiyaynaysay :confused: Nagadaa hee Qalqaalada.

 

 

Go Figure:.........

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nuune, wiilo ciyaar ciyaar maad mooday marka la qalaayo ??

 

waxa loo yeerayaa madaxweynayaasha adduunka oo dhan ,,, xafladana waxa furaya Kofi Anan , ,

 

woooooooooooooooow

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this