Sign in to follow this  
Tuujiye

2004 SOL NOMAD Awards.......

Recommended Posts

Wiilo   

^^^^Ajaaja Jacaylbaro maxaa ma hadda baa lagu hayaa mise arin hore baa jirta :rolleyes:

 

Alle-Ubaahne wuxuu isku dayay inuu arin halkaan ka dhaliyo balse wuxuusan ku xisaabtamin inaan "Wiilo" ahay aan waliba wiilal la soo koray in badana aan soo arkay sida ay u dhaqmaan.....

 

Waa iska caadi arinmahaan oo way dhacaan had iyo jeer waa wax la arko inuu inan isku dayo ama damco inuu labo qofood isku xiriiriyo.. :D

 

Go figure:...........

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horta wuu ku mahadsan yahay ,,, laakiin waxa fiicnayd inuu xoogaa farsamo ah ku daro ,,, ilayn adigoo wax isku xiriirinaya hadana farsamada lagama tagee :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Jacaylbaro maxaa ma hadda baa lagu hayaa mise arin hore baa jirta :D :rolleyes: :eek: smile.gif

 

 

^^Get u Jacaylbaro, adigaba kama yareysatin All-ubaahne,,,,,,,,,,,,,

 

 

Go figure:............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Xumaan ha u qaadan jacaylbaro, waxaan kaga jeedaa marki ay kutimaado dhinaca "hooking up" with ppl arinku ma u moodin si kale.....

 

 

Go figure:...............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Diamante   

^^ LooL...waa runteyd...laakin i don't mind them doing it...it's like a substitution for when eastenders is not on ...

 

haye wiilo...what do u say to Jaceylbaro's latest reply :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Kaalay intaan maqnaa aa korkeega dhaanta laga ciyaraa yaah...

 

Alle U baahane, sxb ninkale meeshaa tartan ila galineysid adiga maa soo gashid? hadaa qofkale keeneysidna maxaa Jaceelbaro u keenee? jaceelbaro oo kun sagaal boqol O Oooooooodiii dhashay iyo anigoo ciyaalka waqtiga kacaanka iska ah aa na is ag dhigee..tartan miyaa waxaas mise kaftan. Wiilo labadiinaba wee idinka qaalisan tahay ee ha isku daalinina...

 

Baaba jaceel baro sxbkee ninkaan alle U baahne la dhaho oo aad iyo aad misana aadka u caqlibadan, toosh uuba naga daba qaatee.....ar maka joogyoo....dadqaldan in uu lafra galay ma oga miyaa..

 

Wareer badanaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Simply_the Best dear I'm glad to see u around,,,,,

 

Garab Tuujiye thanks, usheeg dadkaan yaaqeee.....

 

Aniga waxaanan fahmin sida Dadku sometimes u dhaqmaan,,,,Alla wareer Badanaaaaaaaaa

 

 

Su'aal : Miyaa diidan tihiin inuu jiro "Jacaylka"?

 

Go figure:.....................

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Garab Tuujiye maxaa huuno ma midbaa kuugu soo daadisay (Kaftan) :confused: :D :rolleyes: :eek:

 

 

Go figure:..................

Share this post


Link to post
Share on other sites

Loooooooooooooooooooooool Wiilo ,,, ahahaha

 

Iska dhaaf wadaadka mid baa ku soo daadisaye ,,,, Waad garatay baan ku dhahay . .

 

Waa intaan kugu jeclahay :D:D

 

Laakiin Alle-u-baahne intuu ka dhacay horta,, lama hayee ,,, wuu baxsaday baan filayaa ! !

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this