Sign in to follow this  
Tuujiye

2004 SOL NOMAD Awards.......

Recommended Posts

Tuujiye   

Best male/female personality in SOL: (wiilo)

abaayo sidee kuugu yeeray MALE...adigaa si qalad u fahantay...aniga waxaan ka waday niman iyo naago ba adigaa ugu dabeecad fiican...more like the best personality in SOL..4real saas baan ka wadaa..

 

maxaa waaye suurahaan adi maba kugu aqooninee..

Intaan ku faanshay aa ii xanaaqeey..fine..

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

waraa garab dear waan ku waabsanaayey, waad ogtahay aniga waxaad inaan kale jecleyn. Ha u bixin Wallaahi waxaan rabay inaan ku dhibo, don't worry......... :D:D it is fine dear.......nuuneba wuxuu igu sheegay marwo like inuu asiga nin igu daray CAADI WAAYE DEAR ...... smile.gif;):D

 

 

jEcliyaaaaaa:...................

Share this post


Link to post
Share on other sites

aniga waxaaban filaayay awards la bixinaayo,, waa maxay meeshan magaca keliya la isu bixinayaa horta ???

 

Waar meesha Awards bixiya oo qof walba ha loo dhiibo wixii loogu tala galay hadii kele naga dhaafa . .

 

by da way , dadka oo dhan maxay Wiilo ku jeclaadeen keligay baa is moodayaye , , :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Atarishadaha=Juxa, Golden-girl, Og-Girl,Dawaco, Sue, Shayma

Waraa Nuune ani maa atarisho i dhahday, :mad: Atarisho soo tan filinka jisho maahin?? goormaa tarisho noqday? sug lee intaa listigeey soo qorto.

 

sug intaa garuunkee kasoo qaadanaayo, :D ,, hadaba meeshaa gali leheed sii raadso!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

nuune hayeey anigana UN ma'ihi! anigana suga Garab iyo nuune inta aan ka soo qoraayo listigeyga

 

 

Go figure:...........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bess.   

Originally posted by rudy:

i missed dark angel, besbasso and clasique!! sorry ladies.......my bad!! :confused:

:rolleyes: :rolleyes: plzzzzzzzzzz.....now am against the boyzzzzz .....

does that make u (rudy)and others we all know woman bashers...... .... icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

Most hatted man In SOL: qac'qac (2nd year)

I am honored to win this award for 2 yrs in a row..

 

Nafta, do u really loooool... mise af carabi waaye..

 

Nuune, i am also honored for nominating me for the most qabiid.

 

my list

laf dhuun gashay award: nuune and Tuujiye.

best person: Juxa

best personality: jalaqsan and wiilo..

Share this post


Link to post
Share on other sites

I'm not waiting for an Award . . . i actually have one . .

 

But i'm wondering why Wiilo is Loved by all the nomads ??

 

U r really nice person ,, laakiin aniga keliyaa ku moodayay inaaan sidaas kuu haysto :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nafta   

Posted by Qaac Qac:

Nafta do u really looool......mise waa af carabi?

^^ i mean it nooh, dadkii say hadalka kuugu baddalaayeen ayaa adiga dhan buufsi kugu kacay miyaa??

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^^^looooooooool@buufsi...Buufis dheh...

waraa qac'qac you wlc man..

Laakiin laf dhuun gashay maxaa ka wadaa? Anaga baanbuu maa noo qabtaa qashiin yahoo!!

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Jacalybaro thanks dear.

 

Qac qaac thank u. And all the Nomads who love/like me....same here .......

 

 

Go figure:..........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

Nafta loooooooool. ar buufis ma qabo, ee adi mid hadda ha igu ridin, i mean it kulaahaa, sheeko reer xamar haye.

 

anyways thanks macaantiis, it seems u the only person here, that stood for qac qaac, that counts atleast.. tanag u feero armaajo hee..

Share this post


Link to post
Share on other sites
nafta   

^^^^^looooooooool@buufsi...Buufis dheh...

oopppss...minor spellign mistake...why u gotta expose a girl like that dee...damn...waaba isku yax yaxee redface.gif

 

qaac qac, u wlc, but reer xamar?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Besbaaso I like the new name but you need to change the avitor because it belongs to D.A and she is very famous with the mic......

 

Waraa qac'qaac guess what you are also the most loved person in SOL..lol..

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this