Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya oo kulan gaar ah la yeeshay Safiirka Turkiga

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho kulan gaar ah kula yeeshay Safiirka Turkiga Mehmet Yilmaz.

War ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in labada mas’uul kulankooda uga hadleen xiriirka iyo iskaashiga labada waddan.

Kulanka waxa si gaar ah looga hadlay Iskaashiga Dhinacyada dhaqaalaha Ganacsiga, Dhaqanka iyo Dalxiiska.

PUNTLAND POST

The post Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya oo kulan gaar ah la yeeshay Safiirka Turkiga appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this