Sign in to follow this  
Deeq A.

Janaraalka Hoggaaminaya TPLF Oo Farriin Soo Diray, Shaaciyayna In Ayna Wadahadal La Yeelaneynin Dowladda Itoobiya

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Dessie)-Janaraalka hoggaaminaya dagaalyahanada Tigray, Tsadkan Gebretensae ayaa sheegay in ayna jirin wax wadahadal oo ay la yeelanayaan dowladda Itoobiya.

Wuxuu sheegay in dagaalka uu haatan marayo meel gabogabo ah.

Dhinaca kale, xafiiska warfaafinta ee dowladda Itoobiya wuxuu ku eedeeyay ciidamada Tigray in tiro dad ah ay ku dileen magaalada Kombolcha.

Mana jirto ilo madaxbanaan oo xaqiijin karta eedeymaha balse fallaagada TPLF ayaa horey u beenisay inay bartilmaameedsadeen dad rayid ah.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this