Sign in to follow this  
Deeq A.

M/weyne Muuse Biixi oo Xilkii ka qaaday Gudoomiyaha Gudida Qandaraaska S/land,Masuul kalena u magacaabay

Recommended Posts

Deeq A.   

M/weyne Muuse Biixi oo Xilkii ka qaaday Gudoomiyaha Gudida Qandaraaska S/land,Masuul kalena u magacaabay

 

Madaxweyne Muuse Biixi ayaa Maxamed Cabdilaahi guuleed U Magacaabay Gudoomiyaha Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland.
May be an image of 1 person, standing and outdoors
 Geesta kalena Madaxwaynaha Somaliland ayaa maanta xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Guddida Qandarasyada Qaranka Somaliland Nuux Maxamed Xuseen.
May be an image of 1 person and standing

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this