Sign in to follow this  
Deeq A.

Xasan Gaafaadhi Oo Si Rasmi Ah U Shaaciyay In Uu Sharaxan Yahay Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr. Xasan Maxamed Cali (Xasan Gaafaadhi), ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay in uu sharaxan yahay Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE.

Xasan Gaafaadhi, oo muddooyinkii u dambeeyey waday kulamo hoose oo uu la yeelanayey waxgarad kala duwan, ayaa ugu dambayn si rasmi ahaan hankiisa ugu dhawaaqaya.

Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa isaguna hore y shaaciyey hankiisa.

Dr. Gaafaadhi, ayaa la weriyey inuu taageero ka helayo Wasiirro iyo Masuuliyiim Xukuumadda ka tirsan.

Madaxweyne Biixi, ayaa la rumaysan yahay inuu la socdo oo Gaafaadhi ugu sheegay damaciisa Kulmiye, halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this