Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada S/land oo ku sugan Nairobi

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada S/land oo ku sugan Nairobi

wakiilada-2-1024x768.jpg
Guddi hoosaadka Arrimaha Dibadda ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Guddida Xildhibaan Maxamed Jaamac Koodbuur ayaa safar shaqo ku jooga Magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Muddada ay Guddidu ku suganyihiin dalka Kenya ayaa la sheegay inay kulamo la qaadan doonaan Masuuliyiin ka tirsan Dawladda iyo Baarlamaanka Kenya.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this