Deeq A. Posted October 26, 2021 Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Jubbaland, Cabdiraxmaan Cabdi Axmed iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u ambabaxay Magaalada Dhoobleey ee Gobolka Jubbada Hoose. Socdaalka Wasiirka oo ay kamid yihiin mas’uuliyiin ka yirsan Hay’adaha gargaarka ayaa la xiriira xaaladda abaaraha ee ka jira deegaanno hoos yimaadda magaalada Dhoobley. Wafdiga ayaa la filayaa inay tagaan degaano hoostaga degmada Dhoobleey, isla markaana ay gaarsiiyaan gurmadyo kala duwan. PUNTLAND POST The post Jubbaland oo Wafdi u dirtay degaano ay Abaar kajirto appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites