Sign in to follow this  
Deeq A.

Ku-xigeenka Ergayga Qaramada Midoobay Kiki Gbeho ayaa faafhaahin ka bixisay Nuxurka kulan Dhexmaray & Madaxweyne Muuse Biixi

Recommended Posts

Deeq A.   

Ku-xigeenka Ergayga Qaramada Midoobay Kiki Gbeho ayaa faafhaahin ka bixisay Nuxurka kulan Dhexmaray & Madaxweyne Muuse Biixi

mb-3.jpg
Ku-xigeenka Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay Kiki Gbeho, ayaa faafhaahin ka bixisay nuxurka kulankii maanta magaalada Hargeysa ku dhexmaray iyada iyo madaxweynaha Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi..
Waxaanay tidhi.“Waxaanu ka wada hadalnay shaqada Qaramada Midoobay, doorashooyinkii dhawaan dhacay iyo horumarka siyaasadeed, amni iyo dhaqaale, iyo sidoo kale arrimaha haweenka iyo dhallinyarada ee dhanka hoggaanka,”
UNSOM.
247167549_286407740011238_66090386998005
247296422_286407776677901_14074622360946
246594809_286407820011230_74663597513304

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this