Deeq A. Posted October 25, 2021 Shacabka degmada Qardho ayaa saaka safaf dhaadheer ugu jira sidii ay u dhiiban lahaayeen codadkooda doorashada horudhaca ah ee qof iyo codka ah deegamada Puntland laga qabanayo. Dadweynaha ayaa la arkaya iyaga oo safaf uga jiro afaafka hore ee goobaha codbixinta oo maanta ka bilaabatay Puntland. Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites