Abdi90 Posted October 28, 2021 The biggest mistake would be letting them in peace, they must be hunted until they are totally disabled militarily, otherwise they can anytime create new chaos Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 29, 2021 Fiqi and co. loo jawaabayaa: Qoorqoor oo weerar culus ku qaaday siyaasiyiinta taageeray AHLU SUNNA Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo haatan ku sugan Guriceel ayaa ka hadlay xaaladda magaaladaasi, wuxuuna sheegay in markale aysan aqbali doonin inay soo laabato dhibaatadii ka dhacday Guriceel. Qoorqoor ayaa sheegay in Ahlu Sunna ay taageerayeen ‘cadow’ uu tilmaamay inay kasoo horjeedaan horumarka dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in siyaasiyiinta taageeray Ahlu Sunna la bartay, isla-markaana ay qaadeen waddo aan habooneyn, sida uu hadalka u dhigay. “Annaga na dhaliila oo xitaa been naga sheega siyaasadda ayaa iska ah waxyaabaha qaarkood laakiin nuuca aad tihiin hadda waa la idin bartay ee dadka ha isa sii barinina, Dowladnimada, Sharciyadda & Wadajirka Galmudug difaacda, qof qaldana xumaan aad wadato & xil aad raadineyso oo si xun u fakireyso haku saacidin” ayuu yiri Qoor Qoor. Madaxweynaha Galmudug oo hadalkiisa sii wata ayaa farriin u diray hoggaanka Ahlu Sunna Waljamaaca wuxuuna ugu baaqay inay ka faa’iideystaan fursadda ay weli heestaan. “Dadka hubeysan ee duurka galay haka faaiideystaan fursadda aan siinay” ayuu markale yiri Axmed Cabdi Kaariye. Ugu dambeyn wuxuu ku goodiyey inay gacan bir ah ku qaban doonaan cid weliba oo isku deyda inay carqaladeyso Galmudug, isla-markaana ay ka qaadi doonaan tallaabo adag. Hadalkan ayaa kusoo aadayo, iyada oo uu soo gabagaboobay dagaalkii ka dhacay Guriceel, kadib markii ay magaaladaasi isaga baxeen xoogaga Ahlu Sunna ee ku sugnaa halkaasi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 29, 2021 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 30, 2021 I am glad the government prevailed. Many including 'analysts' were asking the government to sit down ASWJ. A government cannot sit down with every militia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted October 31, 2021 9 hours ago, Che -Guevara said: A government cannot sit down with every militia. This must be a lesson for every illegitimate group trying to size power. The Hir-Shabeelle leader Mr. Guudlaawe should take a copy from Guriceel lesson and defeat the fake colonel called Sanay and enter Beledweyne with full force. Quote Share this post Link to post Share on other sites