Sign in to follow this  
Deeq A.

Serbia Oo Ka Mid Noqotay Dalalka Yurub Ee Lagu Tegi Karo Baasaboorka Soomaaliya.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Serbia)-Safaaradda Soomaaliya ee Belgrade Serbia ayaa si rasmi ah u gudbisay Muunadda saxda ah ee Baasaboorka Soomaaliya.

Dowladaha Soomaaliya iyo Serbia ayaa hore u lahaa xidhiidh dheer, arrintan ayaa imaanaysa ka dib markii dadaal dheer ay sameeyeen Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ay Dowlado badan ogolaadeen in Baasaboorka Soomaaliya lagu geli karo dalalkood.

Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dhinaca Qunsuliyadaha Marwo. Vera Vukićević oo ay weheliso Ku-xigeenkeeda Marwo Mirjana Živković ayaa Safaaradda ka Gudoomiye Muunadda saxda ah Baasaboorka Soomaaliya sedaxdiisa nooc.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this