Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga doorashooyinka Puntland oo la wareegay ciidamo u xil saaran sugida Amniga doorashada

Recommended Posts

Deeq A.   

Taliyaha Ciidanka Booliiska dowladda Puntland S/Guuto Cabdiyare Xasan Xuseen ayaa maanta guddiga KMG doorashooyinka ee TPEC ku wareejiyay ciidamo looga tala-galay sugidda Amniga doorashooyinka saddexda degmo.

Ciidankan ayaa sida Taliyuhu sheegay loo carbiyay loona wacyigaliyay ilaalinta Anshaxa, habsami usocodka iyo amniga doorashada ayaa tagi doona 25-ka seejo ee degmada qardho 25-ka Actobar Doorashadu ka dhacayso.

3-14.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1 4-22.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1 5-12.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1 7-1.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Guddiga doorashooyinka Puntland oo la wareegay ciidamo u xil saaran sugida Amniga doorashada appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this