Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Dhabancad: Ma jiraan Gobollo ka maqan Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

Xukuumadda Puntland ayaa sheegtay in aysan jirin degaanno ka tirsan Sool iyo Sanaag oo ka maqan gacanta Puntland.

Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo xalay hadal ka jeediyay xarunta PDRC ee caasimadda Garoowe ayaa sheegay warkaas.

Wasiir Dhabancad ayaa tilmaamay in Puntland mashaariic ka wado dhammaan degmooyinka Gobolka Sool oo ay ku jirto magaalada Laascaanood.

Dhabancad ayaa sidoo kale xusay in Laascaanood keliya aysan Amnigeeda gacanta ku hayn balse mashaariicda Puntland ka socoto.

Halkaan ka daawo hadalkiisa

PUNTLAND POST

The post Wasiir Dhabancad: Ma jiraan Gobollo ka maqan Puntland appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this