Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Fulinaya Balanqaadkiisii Ahaa In Uu Xaafadda Daami Ka Dhisayo Xanaano (MCH)

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaan Barkhad Batuun oo fulinaya balanqaadkiisii ahaa in uu xaafadda Daami ka dhisayo xanaano (MCH) ayaa maanta wareejiyey dhamaan lacagtii iyo dhulkii lagu dhisi lagaa xanaanadaas.

Xildhibaanka oo warbaahinta kula hadlay goobta dhagax dhiga ayaa yidhi “Maanta waxa aan dhagax dhignay Xannaanadi xaafadda daami, waxaanan ugu magacdarnay Maamo Xaliimo. Xannaanadu waa Xannaanada Maamo Xaliimo Brtish.”


Sidoo kale maayar ku xigeenka caasimada oo isaguna goob joog ka ahaa dhagax dhiga xanaanada ayaa yidhi “Waxa taariikhda Somaliland gashay gobonimaddii Xildhibaan Barkhad iyo Xaliimo ka dawlad hoose ahaana diyaar ayaan u nahay in aanu qeybtayada ka qaadano.” halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this