Sign in to follow this  
Deeq A.

Wefti Wasiiro ka tirsan Xukumada S/land oo gaadhey Magaalada Nairobi+Ujeedada safarkooda

Recommended Posts

Deeq A.   
Wasiirada arrimaha debada, Maaliyada iyo qorsheynta iyo Dr. Adna Aadan ayaa gaadhay magaalada Nairobi.
Ku-simaha safiirka Somaliland ee Kenya ahna Safiir ku xigeenka Amb. Sharmarke Axmed Muxumed ayaa waftiga ku soo dhaweeyey dalkaasi.
Masuuliyiintan ayaa sida uu Amb. Sharmarke sheegay kulan la yeelan doona masuuliyiin ka tirsan dawlada Kenya.
247269289_413248050433894_24195406556140
243322121_413248123767220_67168276055405
246516745_413248187100547_39089178393408

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this