Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudigii Soomaaliya ka matalayay Kiiska badda oo Munaasabad mahadcelin ah loo qabtay

Recommended Posts

Deeq A.   
2-24.jpg?resize=999%2C666&ssl=1

Munaasabad loogu mahad celinayay wefdigii Soomaaliya ku matalayay dacwaddii badda uuna goobjoog ka ahaa Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay ka qabsppntay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha dalka.

Xafladdan oo uu soo agaasimay Xafiiska Ra’iisul wasaaraha ayaa waxaa sidoo kale ka qayb-galay  Masuuliyiinta Golayaasha dowladda iyo Qeybaha Bulshada Rayidka.

Munaasabadda ayaa loogu mahadceliyay Madaxdii Soomaaliya ku matalayay Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ kuwaa oo dhabar adayg iyo karti muujiyay intii ay socotay Dacwadda Badda ee ay Soomaaliya ugu danbeyn guusha kala soo hoyatay.

PUNTLAND POST

The post Gudigii Soomaaliya ka matalayay Kiiska badda oo Munaasabad mahadcelin ah loo qabtay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this