Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamada Ciidamada Soomaaliya oo xukuntay laba nin oo dhac u gaystay Carwo Ganacsi

Recommended Posts

Deeq A.   
Xukun.jpg?resize=1000%2C563&ssl=1

 Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa min 10 sano oo xabsi ciidan ah ku ridday Faarax Cabdullaahi Calasow (Faaraxey)  iyo Maxamed Abshir Maxamed (Camey) oo lagu helay in ay dhac u gaysteen Carwa Kaah Electronic oo ku taal degmada Hodan ee magaalada Muqdisho gaar ahaan  Taleex 29-kii June Sanadkan. Waxa xusid mudan in Maxamed Abshir Maxamed (Camey) la xukumay isago maqane ah.

Halkaan ka akhriso xukunka oo faahfaahsan

PUNTLAND POST

The post Maxkamada Ciidamada Soomaaliya oo xukuntay laba nin oo dhac u gaystay Carwo Ganacsi appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this