Deeq A. Posted October 16, 2021 Dhamaan shaqaalaha iyo hawl wadeenada shabakada caalamiga ah ee Qarannews, waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan reer Jaamac Ahmed Yusuf (Boosa laaye). Anaga oo ka tacsiyadaynayna geerida naxdinta lahayd ee ku timid aabahood marxuum Jaamac Ahmed Yusuf (Boosa laaye) oo caawa fiidkii ku geeriyooday magaalada Oodweyne ee Somaliland, halkaasi oo bari oo Axad ah lagu aasi doono. Waxa aanu tacsi khaasa u diraynaa Eng. Maxamed Jaama Ahmed oo uu marxuumku aabahii ahaa. Waxa aanu marxuumka Ilahay uga baryaynaa in uu naxariistii Jano ka waraabiyo. Aamii Qaran News Share this post Link to post Share on other sites