Sign in to follow this  
Deeq A.

Tacsi ku socota reer Jaamac Ahmed Yusuf (Boosa laaye)

Recommended Posts

Deeq A.   

Dhamaan shaqaalaha iyo hawl wadeenada shabakada caalamiga ah ee Qarannews, waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan reer Jaamac Ahmed Yusuf (Boosa laaye).

tacsi.jpg
Anaga oo ka tacsiyadaynayna geerida naxdinta lahayd ee ku timid aabahood marxuum Jaamac Ahmed Yusuf (Boosa laaye) oo caawa fiidkii ku geeriyooday magaalada Oodweyne ee Somaliland, halkaasi oo bari oo Axad ah lagu aasi doono.
Waxa aanu tacsi khaasa u diraynaa Eng. Maxamed Jaama Ahmed oo uu marxuumku aabahii ahaa.
Waxa aanu marxuumka Ilahay uga baryaynaa in uu naxariistii Jano ka waraabiyo.
Aamii 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this