Sign in to follow this  
Deeq A.

Masuuliyiin Hore Uga Tirsanaan Jiray Xisbiga Waddani Oo Shir Ku Yeeshay Magaalada Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Masuuliyiin ka tirsanaan jiray Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa shir ku yeeshay Magaalada Hargeysa, kaas oo ay ka qayb galeen, kana dhex muuqdeen siyaasiyiin caan ahi.

Masuuliyiintan, oo qaarkood wakhti hore iscasileen Xisbiga Waddani, halka kuwa kalena laga saaray Xisbiga iyo kuwa aan la ogeyn meel ay ku shaaciyeen in ay Waddani ka baxeen.

Siyaasiyiintan is abaabushay, ayaa u muuqda kuwo ka biyo diidan Xisbiga Waddani, oo dhoola tus siyaasaddeed samaynaya, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this