Abtigiis Posted August 6, 2009 Bahwaynta SOL ha noo sooduceeyaan. Intii hoos noola soo xidhiidhayna way mahadsantahay. Arrin ma'aha uguboo Adan iyo Xaawaa ololaha bilaabe... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted August 6, 2009 LOOOL. Poor Buuxo!! What did she do to you the poor girl to be bullied like this! LOL Quote Share this post Link to post Share on other sites
Valenteenah. Posted August 6, 2009 Kaalay, waxaad soo ham iyo digleyso Buuxo ayaad maanta usoo dhigatay miyaa? Oo ma inantaa yar ee qalanjada ah ee wax soo baratay ayaa u qalanta odaygaagan dhafooradu cadaadeyn da' daraadeed oo saddexdii xaas ee hore ba la liita? Abadan. Buuxo wiil yar oo qurux badan ayaa u qalma ee ka bood meesha. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted August 6, 2009 ^^Did you always write Somali like that Val?? Lool, somali jigaar baad qoorta these days Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted August 6, 2009 ^^lOOOL A&t Waxaad so wado iyo wabiga yaa weyn maalinba mid yar isku maqiiq adiga Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted August 6, 2009 Val, lol. I never knew you are so good & fluent, in writting Somali. Originally posted by Valenteenah: Buuxo wiil yar oo qurux badan ayaa u qalma ee ka bood meesha. Armayna wiil yar diyaar uba ahayn, Buuxo waa marwo degan oday uunbaa dhaqi kara Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted August 6, 2009 Fu-fu, yaan yareyn dee? 40tan jir ishaysta with all his armoury maxaa ka fiican? Loooooooool@Farancab , eeg hadda waa sidii kuwii filinka ku jiray ee filin kale oo laba is caashaqay ah ka daawanayeye!!! Shukhaansigii baad shuukaansi kale ku dhex wadaa xariifka!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted August 6, 2009 adeer mid facaa ah iska raadso oo aad weysada ku dhooratid ama sida odaygan oo kale ayaad indhaha ka'eegi un ..watch the video lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted August 6, 2009 ^^lol Adeero A&T, anu Val haday dhankayga soo mari mooyee, Buuxo uma socdo. Sababtoo ah garaadka & ani isku meel inaan ka daaqno laga haboon weeye Iyada uun ha dhaafin kolka Quote Share this post Link to post Share on other sites
Valenteenah. Posted August 6, 2009 Ibti, ma ka heshay? Ha ha ha. Waxaan joogaa magaalo yar oo soomalidu english badan ku hadlin, markaa afkii wuu ii adkaadey dee. Farancab, Val weykaa weyntahay ma ogid? Fufu - LoL @ the clip! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted August 6, 2009 ^^^walahi waan ka heely big time. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 6, 2009 Let's see what Buuxo is going to say about the proposal ................ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted August 6, 2009 ^ Buuxo & Garaadku way is rabaan, si weyn. Dad xogogaal ah ayaa saas dhahay. Laakiin reerka ay ka dhalatay ayaana weli war ka soo bixin lol Originally posted by Valenteenah: Farancab, Val weykaa weyntahay ma ogid? Val, waxaan isku jaan nahay Mr.Fu baa ka jooga. Ina'adeeray kolaytahay gu iyo laba ka badan ma iga weynide soo dhawoow bal aan is warsanee Quote Share this post Link to post Share on other sites
Buuxo Posted August 6, 2009 Ahmed Dhancade wa kuma ? Gotta Love Val,ayaada lee iga naxeeyso. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted August 6, 2009 ^She sounds even cutier when she speaks Somali. Val that is. I difaac dheh. Buuxo, Xishoodka iska daa walaaleey. Mashxarada hablaha xaafadu weey na sii gaartaye. Wiil hoog weeye ninku. Intaa layman buu isku xirayaa. Lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites