Deeq A. Posted October 13, 2021 Dhismaha Dekedda Maydh, ayaa si xawli ah ku socda, iyada oo wejigii hore ee dhismaha dekeddu ku dhow yahay geba gebo. Dhismaha Dekedda oo laga maal gelinayo dhismaheeda Sanduuqa horumarinta Somaliland ee SDF, ayaa lagu wada marka uu dhamaado dhismaheedu in abuuri doono kor u kac dhaqaale iyo ka faa’iidaysiga khayraadka badda. Source Share this post Link to post Share on other sites