Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirweynihii WADDANI Oo Muddo Kooban Dib Loo Dhigay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddida qaban qaabada shirweynaha 2-aad ee Xisbiga WADDANI ayaa shaaciyay muddo 14 maalmood ah dib loo dhigay shirweynaha Xisbiga. Shirweynaha oo qabsoomi lahaa 30-31 October 2021 ayaa dib loo dhigay waxaanu qabsoomi doona 15-16 November 2021.


Guddoomiyaha Guddida Mudane Ismaaciil Aadan Cismaan (Ismaaciil Yare) ayaa sheegay in sababaha dib loogu dhigay shirka ay ka mid yihiin wada hadallo socda iyo tabaabushaha shirka oo aan wali dhammaystirmin. Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this