Sign in to follow this  
Deeq A.

Masuul ka cudur-daartay Xil M/weyne Muuse Biixi u magacaabay

Recommended Posts

Deeq A.   

Masuul ka cudur-daartay Xil M/weyne Muuse Biixi u magacaabay

 adan.jpg
Siyaasi Aadan Ciise Maxamed oo Madaxwaynaha Somaliland u magacaabay Agaasimaha Wasaaradda Deegaanka Somaliland, ayaa ka cudur daartay inuu qabto xilkaasi, kadib markii uu saluug ka muujiyey metelaada deegaankiisa iyo xilka loo magacaabay in aanay isu qalmin.
Mujaahid Aadan Ciise ayey isku deegaan kasoo jeedaan Wasiirkii hore ee Macdanta Somaliland Jaamac Maxamuud Cigaal oo uu dhawaan xilka ka qaaday Madaxwaynaha Somaliland.
Masuulkan ka cudur daartay, xilka loo magacaabay, ayaa ka mid ahaa Guddidii ololaha doorashadii madaxtooyada ee 2017-kii ee Madaxweyne Muuse Biixi ku soo baxay

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this