Sign in to follow this  
Deeq A.

Qarax xooggan oo ka dhacay Kismaayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Qarax xooggan ayaa saaka laga maqlay bartamaha magaalada Kismaayo ee xarunta KMG Jubaland.

 Qiiq iyo uuro ayaa sidoo kale laga arkay goobta qaraxaas ka dhacay.

Wararka qaar ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsan hay’adda Sirdoonka Jubaland lala beegsaday qaraxa inkastoo aan faahfaahin sugan laga helin.

Ilaa iyo hadda ma jirto cid sheegatay mas’uuliyadda qaraxa iyadoo Al-shabaab looga bartay in ay sheegtaan qaraxyada ka dhaca Kismaayo.

PUNTLAND POST

The post Qarax xooggan oo ka dhacay Kismaayo appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this