Sign in to follow this  
Deeq A.

Togga Ceeldaahir oo xannibay isu-socodka gaadiidka Gobollada Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

Roobab mahiigaan ah oo xalay ka da’ay Gobolka Bari ayaa mowjado daad ah ku rogay togga Ceeldaahir taas oo gebi ahaanba xannibtay isu socodka gaadiidka Gobollada Puntland.

Wararku waxay sheegayaan in gaadiid fara badan saaka ku xannibanyahay labada dhinac ee togga Ceeldaahir.

Roobabka dayrta ayaa saacadihii la soo dhaafay si xooggan uga da’ayay Gobollada Bari iyo Karkaar inkastoo aan weli la ogayn haddii khasaare ka dhashay roobabkaas.

PUNTLAND POST

The post Togga Ceeldaahir oo xannibay isu-socodka gaadiidka Gobollada Puntland appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this