Sign in to follow this  
Deeq A.

Dr. Maxamed Daahir Afrax oo ku geeriyooday Ingiriiska

Recommended Posts

Deeq A.   

Alle ha naxariistee, Dr. Maxamed Daahir Afrax oo ahaa Guddoomiyihii Guddiga Madaxbannaan ee Dib u eegista Dastuurka Soomaaliya ayaa ku geeriyooday magaalada London ee waddanka Ingiriiska.

Geerida marxuumka waxa xaqiijiyay xubno ka tirsan Qoyskiisa waxaana durba ka tacsiyeeyay dad kala duwan oo ay ku jiraan mas’uuliyiin dowladeed iyo siyaasiyiin Soomaaliyeed.

Dr. Maxamed Daahir Afrax wuxu ahaa Qoraa Soomaaliyeed oo ku xeel-dheer Luuqadda Soomaaliga Sidoo kalena as’aasay Akademiyad qaabilsan Ilaalinta Af-Soomaaliga.

PUNTLAND POST

The post Dr. Maxamed Daahir Afrax oo ku geeriyooday Ingiriiska appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this