Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Guurtida Oo Soo Jeediyey In Tallaabo Sharciga Waafaqsan Laga Qaado Dallada SONSAF+Sababta

Recommended Posts

Deeq A.   
Golaha Guurtida Oo Soo Jeediyey In Tallaabo Sharciga Waafaqsan Laga Qaado Dallada SONSAF
guurtida.jpg
Mudaneyaal ka tirsan golaha guurtida, ayaa soo jeediyey in tallaabo sharciga waafaqsan laga qaado Dallada SONSAF, oo ay ku eedeeyeen in ay faraha kula jiro arrimo siyaasaddeed oo aan shaqadeeda ahayn.
Xildhibaannada oo ka hadlay fadhigii maanta ee Golahaasi, ayaa xeer ilaalinta u soo jeediyey in ay shaqadooda ka qabsadaan SONSAF.
Xildhibaannada, ayaa la rumaysan yahay in ay ka biyo diidsan yihiin shirar iyo kulami ay abaabushay SONSAf, oo la xidhiidha doorashada Golaha Guurtida iyo arrimo ku saabsan xeerka lagu dooran doono.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this