Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Dalka Oo Garsoorayaal Umagacaabay Maxkamadaha Gobolka Banaadir

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudoomiyaha maxakamadda sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed aya aya sameeyay magacaabis iyo dalacsiin garsooyaal ka hawlgeli doona maxkamadaha degmooyinka iyo Gobolka banaadir.IMG-20211007-WA0005.jpg

Cabdirisaaq Macalin Cabdi iyo ibraahim Nuur Cali ayaa loo dalacsiiyay Garsoorayaal maxkamadda racfaanka Gobolka badaandir.

Degmooyinka karaan, xamar jajab, xamar weyne, wadajir iyo cabdi casiis ayuu sido kale gudoomiye baashe umagacaabay midlasta oo kamid ah gudoomiye maxakmadeed.

GOOBJOOG NEWS.

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this