Sign in to follow this  
Deeq A.

Xubnaha golaha deegaanka degmada Qandala oo la shaaciyay

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1633449114085.jpg?resize=720%2C47

Wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dimuqraadiyeynta Puntland ayaa shaacisay liiska xubnaha golaha deegaanka degmada Qandala ee gobalka Bari.

Xubnaha cusub ee golaha deegaanka degmada Qandala ayaa ka kooban 27 xubnood.

Wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha Maxamed Musadaq Maxamed, guddoomiyaha gobolka Bari iyo mas’uuliyiin kale ayaa ku sugan degmada Qandala.

Maalinta berriya ayaa lagu wadaa in ay Qandala ka dhacdo doorashada guddoomiyaha degmada iyo ku xigeenkiisa.

Hoos ka akhriso magacyada xubnaha golaha deegaanka Qandala

FB_IMG_16334485053781408.jpg?resize=720% FB_IMG_16334484891323645.jpg?resize=720%

PUNTLAND POST

The post Xubnaha golaha deegaanka degmada Qandala oo la shaaciyay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this