Deeq A. Posted October 4, 2021 Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje iyo Suldaan Saleebaan , ayaa la heshiisiiyey ka dib markii eeddo ay warbaahinta isu mariyeen uu sababay in Suldaanku gacan u qaado Xildhibaanka. Labadan nin oo isku deegaan ah, ayaa waxa khilaafkooda soo dhex galay oo dhameeyey, Waxgaradkooda iyo Odayaasha Beeshooda. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites