Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan Hore Ibraahin Rayte Xabsiga laga sii daayey+Sababta

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaan Hore Ibraahin Rayte Xabsiga laga sii daayey+Sababta

rayte-1.jpg
Ibraahim Jaamac Rayte, oo ka mid ahaa Xildhibaannadii hore ee Golaha Wakiillada, ayaa laga sii daayey xabsiga, ka dib markii Ciidammada ammaanku xidheen shalay, xilli uu ka soo degay Madaarka Hargeysa, isaga oo ka yimid dhinaca Muqdisho.
Sii deynta Rayte, ayaa la sheegay in ay ka shaqeeyo Salaadiin Deegaankiisa ah oo uu hormuud yahay Suldaan Cumaani, kaas oo xadhigga Xildhibaanka hore kala hadlay Madaxweynaha.
Ibraahim Jaamac Rayte oo muddooyinkii u dambeeyey ku sugnaa Muqdisho, ayaa wararku sheegeen inuu halkaas u joogay hawlo shaqo oo uu hayey Hay’adda caalami ah

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this