Sign in to follow this  
Deeq A.

Sheekh Shaakir oo saaka u khudbeeyay Xogagga Ahlusunna

Recommended Posts

Deeq A.   
vlcsnap-2021-10-03-01h26m51s927.png?resi

Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo kamid ah hoggaanka Ahlusunna ayaa saaka khudbad u jeediyay ciidamo ka tirsan Xoogaga Ahlusunna.

Sheekh Shaakir oo ciidamada kula hadlay magaalada Guriceel ayaa ku boorriyay in ay u diyaar-garoobaan dagaal ka dhan ah Al-shabaab.

Wadaadka ayaa wacad ku maray in ay Al-shabaab ka saari doonaan dhulka ay kaga sugan yihiin Gobollada dhexe ee Soomaaliya gaar ahaanna Gobolka Galgaduud.

Halkaan ka daawo khudbadda oo dhan

PUNTLAND POST

The post Sheekh Shaakir oo saaka u khudbeeyay Xogagga Ahlusunna appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this