Deeq A. Posted October 3, 2021 Alle ha u naxariistee waxaa goor dhaweyd Hargeysa ku geeriyooday Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Marxuum Xasan Xaaji Maxamuud Warsame (Xasan-Gadhweyne). Sidoo kale marxuunku waxa soo noqday guddoomiyaha gobolka Saaxil iyo maayirka magaalada Berbera. Source Share this post Link to post Share on other sites