Sign in to follow this  
Deeq A.

Xiisad ka soo dhex cusboonaatay Shiinaha iyo Taiwan

Recommended Posts

Deeq A.   

Xiisad ka soo dhex cusboonaatay Shiinaha iyo Taiwan

taiwan.jpg

Taiwan ayaa Shiinaha ku eedeysay gardarro aan geedi loogu soo gaban kadib markii tiro aan hore loo arag oo ka mid ah diyaaradaha militariga Shiinaha ay u tallaabeen aaga difaaca hawada taiwan.

Rai’sul wasaaraha Taiwan, Su Tseng-chang, ayaa sheegay in Shiinaha uu dhaawacay nabadda gobolka inta uu ku guda jiray falalka cagajuglaynta.

Taiwan ayaa sheegtay in ay diginin u dirtay 38 diyaaradood oo ah kuwa dagaalka ee Shiinaha leeyihiin kuwaasi oo soo galay hawadeeda.

Shiinaha ayaa diyaarado badan halkaasi u diray
Shiinaha ayaa diyaarado badan halkaasi u diray

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this