Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidanka Booliska Somaliland Oo Dad Ku Qabqabtay Magaalada Laascaanood

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Laascaanood)-Ciidanka Booliska Somaliland ayaa xalay howlgal ay ka sameeyeen magaalada Laascaanood waxaa ay ku qabqabteen dadweyne badan oo rayid ah.

Dadka howlgalka lagu soo qabqabtay ayaa waxaa ay ahaayeen dad ka soo jeeda dalka Soomaaliya iyagoo ahaa ganacsato.

Dawladda Somaliland ayaa sheegay in ay baadhitaan ku sameynayaan dadkan iyadoo qaar kamid ahna la sii daayay markii su’aalo la weydiiyay.

Howlgalkan ayaa yimid kadib markii muddooyinkii dambe ee magaaladaas ku bateen falalka amni darro, iyadoona halkaas lagu dilay maas’uuliyiin iyo xubno kale oo ay fuliyeen dabley hubeysan.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this