Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga Nabad-gelyada oo maanta shir deg deg ah ka yeelanaya Amniga Caasimada Garoowe

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga Nabad-gelyada Gobolka Nugaal, ayaa maanta oo Sabti ah kulan deg deg ah ka yeelanaya Amniga Caasimadda Garoowe.

Maamulka Gobolka Nugaal, oo ay weheliyaan Mas’uuliyiinta degmada Garoowe iyo Saraakiisha kala duwan ee Laamaha Ammaanka, ayaa kulankaas uga arrinsanaya dhacdooyinkii u dambeeyay iyo xaaladda guud ee Caasimadda.

Wixii ka soo kordha kala soco Puntlandpost

The post Guddiga Nabad-gelyada oo maanta shir deg deg ah ka yeelanaya Amniga Caasimada Garoowe appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this