Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Wakiillada Somaliland Oo Maanta La Filayaa In Ay Cod U Qaadaan In Degmada Caynaba Laga Dhigo Derejada B

Recommended Posts

Deeq A.   

Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta la filayaa in ay cod u qaadaan in Degmada Caynaba ee gobolka Saraar laga dhigo Derejada B iyadoo markii hore ahayd derejada C.

Xildhibaanno shalay ku shiray Hargeysa oo intooda badan ka soo jeeda gobollada Bariga Mucaaradkana u badan ayaa Mooshinka soo dhigi doona si Caynaba B looga dhigo.

Haddii Goluhu B ka dhigo waxa loo gudbin doonaa Golaha Guurtida.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this