Allamagan Posted June 17, 2010 loooool @ "Wax mindi gurigaaga ku yaal, ninkaaga ka qari" Ngonge wa tagtay hadda iskuulkaad afsomaliga ka soo baratay maad Ibti cinwaankiisa siisid! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted June 17, 2010 ^Aniga magaalo magaceed aan qoray waa la censor-ay, adna 'jareer' aa laguu ogolaaday see camal? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted June 17, 2010 ^magaaladaada wixii loo censor gareeyey ay qabtaa, ma Alshababka deggen? ta kaleto sxb jareer caay ma ahan annigaba ahbee and I am proad of that. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abaay Heylay Posted June 17, 2010 ^^ Jareer is not qabiil, is just descripion of someone's look, i.e if you have timo adag and flat nose then you could be jareer. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted June 17, 2010 ^ in Ugandha people are either SAN DHEER or SAN BALAAR categories. F.eks sandheerta waxa kamida madaxweynaha iyo ciddiisa (Tutsiga) somalidana waa lagu daraa bahda sandheerta halka the rest is san balaar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted June 17, 2010 ^ Magaalada waa magaca labaad ee Daafeed!. Ma ogeyn inaad jareer tahay, lakin hadalkii Ngonge 'Barre Hirale jareer buu u egyahay' baa hadda micno ii sameynaya!. Menyekole (sp?) aa la yiraah, waa qabyaalad miiran, boda-boda aya wataan xataa waa kugu qasbaayaan, qaraaba kiil ahaan!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abaay Heylay Posted June 17, 2010 ^^Barre Hirale adiga iyo Al-shabaab oo la is ku diray wuu inka qurxanyahey, marka ha ku qararin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted June 17, 2010 ^ looool waxad hilmaamtay ku dar Cade Muuse & sh adan madoobe ragguu waa badan yahay, yaa ku darraya? Maaddeey, ninyo saaka ma soo quraacanin miyaa? sijuu camal wax u qoreysaa waxaad qortay oo dhan wax fahmi kara malahan, ku noqo halka " Magaalada waa magaca labaad ee Daafeed!" halkana iyana ku noqo "Menyekole (sp?) aa la yiraah, waa qabyaalad miiran, boda-boda aya wataan xataa waa kugu qasbaayaan, qaraaba kiil ahaan!." oo af somali meesha ku soo qor. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted June 17, 2010 ^ War niyahow saaka Canjeero, Macsaro & Suqaar aan isku fadooqdaye, malaa waxaan mooday inaan Tuujiye & Che la hadlaayo. bal aan ku celiyo: Waxa layga censoray Wan'la'weyn (Daafeed-na waa la yiraahdaa) Menyekole-da (waa qabiilkooda magaciisa) waxaan ula jeeday qoldadii sanka dheereyd ee Museveni ka dhashay, sidey Soomaalida u jecelyihiin oo u qabyaaladeystaan!, Boda Boda (waa mooto 'dhug-dhugleey maa u taqaanaa? ', sida taxi baa loo kireystaa, waxay rabaan inaad tooda raacdo maadaama aan qaraabo nahay!. Abaay heyleey, Sawirkeyga sow ma aragtid, aniguba jareer quruxsan baan ahay , lakin Shabaabka Gedo & Kismaayo jooga waa quruxsanyihiin soow maaha? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cabdow Posted June 17, 2010 Allow naag hanagu imtixaamin, the things they can make you do ey! Jareer or no jareer who cares, we all qaxootiis anyways, which is worse. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted June 17, 2010 Sxboow, waxaa iga yaabiyey wadamadaan gaalada, waxaad maqleysaa, nin baa dembi lagu soo oogay inuu naagtiisa 'rape'gareeyey! caadi miyaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
ailamos Posted June 17, 2010 Originally posted by Norfsky: This man is not Somali. No way! Not because of his actions but look at that photo! No way! is that so Norf? We're a nation of many faces, enough with the narrowing down. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cabdow Posted June 17, 2010 Maad, wadamadan gaalada arima badan baanu ugu dhimid sxb, lakiin arintan aad sheegi waa arin dhici karta. Weyna dhacdaa, specially when the individual is under the influance (caruurtooda eey faraxumeeyaan markay cirka marayaan, do you think inay xaaskooda u daahi) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted June 17, 2010 Sxb, waxaan ula jeedaa maba ahayn iney waxaas isla gaaraanoo, markuu 'naa, du' yiraa iney 'xaadir' tiraah bey ahayd. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted June 17, 2010 Originally posted by Maaddeey: Sxb, waxaan ula jeedaa maba ahayn iney waxaas isla gaaraanoo, markuu 'naa, du' yiraa iney 'xaadir' tiraah bey ahayd. ^Is that how you talk to them married girls? Quote Share this post Link to post Share on other sites