Chocolate and Honey Posted June 17, 2010 I usually shy away from the Death Penaly, but whereas children are concerned, I say kill him. Ma nolol baa u harsan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted June 17, 2010 ^^ At this stage, asaanba kala jecleen inuu dhinto iyo inuu noolaado. Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted June 17, 2010 This man is not Somali. No way! Not because of his actions but look at that photo! No way! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted June 17, 2010 Waa ********* dee! wax fahan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted June 17, 2010 ^Ninka waa xanuunsanyahay. Qof Ilmaheeda sidaas u galeyso ma jirto. Soomaali ma yahay? haa yaa diidan? dadka dhan in adeeradiin ma ahan!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted June 17, 2010 Waa Somali. Somali maaha. Wa nin waalan. Kow ka siiya. Waa sheeko raggo na waa bila shaah. I truly hate Crime Watch. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted June 17, 2010 ^^ makes you paranoid soomaha! i remember watching it one night and the next evening on my way home someone stopped me to ask directions and i run, well muttered something and run. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted June 17, 2010 ^^ And THAT is why I hate it, it's effect on women. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted June 17, 2010 Waxan la yaabanahay dadka dhahaya ninkaan soomali ma ahan. Ninkan waa somali, qabiilkiisana hadaad rabtana waa Jareer, kamida minority-ga soomalida oo runtii ah muwadaniin somaliyeed oo dega konfurta Somalia alaaba dhincayadda labadda webi Juba & Shabeele. Waa farsamayaqaano xaquuqdooda waligood la xaqiri jiray. Fanaaniintii & Cayaaryahanadii ugu caansanaa Somaliya waxaay ka soo jeedaan reerkan. Haddii ciddi maanta dacwo qabo ama dhib sheeganayeso waa reerahan. Waa walaaleehen, waa somali waa muslim. Period! Ta kale ninkaan imisaa u eg ama kasii foolxun ayaad taqaanaa oo beelahan h-block, d-block, i-block ka soo jeeda! I personally know handfuls of them so people stop being silly here! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted June 17, 2010 Juxa there was a story where a guy asked a lady for a direction and as she was writing down the directions for him on a slip of a paper he stabbed her. I think it was on the news a while back. So be careful next time someone asks you for a direction..cuz since I read that story I ignore random conversation with random strangers abt directions or anything else for that matter.. duni waalan baa la jooga.. salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted June 17, 2010 Azizah i watched similar story where a lady was kidnapped, i live in nice area and very well lit but quite. it is not good idea to walk on your own late at night, marka hada maba maro meel cidla ah or short cuts. take the long route every time Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted June 17, 2010 Azizah, nothing is in your control, darling! If such that thing was destined for you then you do it i.e ask direction. so the only thing you can do is just pray for Allah these kinda things never happen to you or to your loved ones. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted June 17, 2010 Azizah i watched similar story where a lady was kidnapped, i live in nice area and very well lit but quite. it is not good idea to walk on your own late at night, marka hada maba maro meel cidla ah or short cuts. take the long route every time lool same here whenever I come home late I would hear every little sound behind me even if a leaf falls on the ground I would creep out..fulay baan ahay and I would walk extra fast. Sometimes, that isn't possible with my high heels, and I would regret wearing them. And, mind you between the bus stop and my house is less than 5 minutes...but it feels longer lmao... Allahmagan you are right. wixi ilaahay kugu talagalay maku dhafayo laakin ilaahay dadaal buu ku yidhi...n taking certain precautions can help you prevent such things. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted June 17, 2010 Allamagan, sheekadan dumarka o daaya, saaxib. (Wax fahan). "Wa somali, somali maha" "Sankiisa ma argtay?" "Wa African!" "African maha" "Talow caruurtisa ma sida ba o ekaayeen?" "Maya tuu qabo kolay wa qurux badneed" "Magac qurux badan bay laheed" "Amir" "Wax mindi gurigaaga ku yaal, ninkaaga ka qari" "Ninkaygi waxba ma dilo" "Ma Bantu ba?" "Maya wa Somali" "Dee Bantugu wa Somali" "Naaya, Ninkayga Bantu maha" "Cunsuriyad bad tahay" "Ma angia cunsuriyad? Siyaad Barre ba kuu adeer" "Cabadilihi Yusuf Xabashi ayuu wadanka keenay" "Cabadilihi Yusuf waa Mujaahid, maaha sida Abtiga Riyaale" "Barre Hirale xaggo baryahan ka dhacay? Isaga Bantu o eg" "Naa siyaasada naga daa. Ninkan caruurtiisa dilay ka sheekeey" "Wa axmaq" "Waxan loo xidhay wax ka fiican mayay waayeen?" "Waa runta. Blue iyo black isma raacaan" "Hada miya la dilaya?" "Allah og" "Xalayto waxaan arkay daahyo nooc kale" "Xagay?" "Dukaan hindi xagaaaa ku yaal" "Daahyo wan o bahaanahay" "Miyad i raaci dee?" "Haa" "......Bantuugan hada miya la dilaya?" "Maxa naga galay. Somalia boqolaal ba ku dhinta maalin walba" "Wa runta..." Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted June 17, 2010 sorry should put on troll section Quote Share this post Link to post Share on other sites