Sign in to follow this  
Deeq A.

Wefti Wasiiro ka tirsan Xukumada S/land oo gaadhay Laascaanood+Ujeedada Safarkooda

Recommended Posts

Deeq A.   

Wefti Wasiiro ka tirsan Xukumada oo gaadhay Laascaanood+Ujeedada Safarkooda

wefti.jpg
 Gudiddii Madaxweynaha Somaliland u magacaabay xal u helida Amaanka Magaalada Laascaanood oo isugu jira Wasiiro iyo Taliyaal Ciidan ayaa gaadhay Caawa fiidkii Magaalada Laascaanood.
Magaalada Laascaanood dhawaanahan waxa kuso noq-noqonayay dilal qorshaysan oo lagu beegsaanayo haldoorka magaalada Laascaanood kuwaas oo Aan ila hada si dhab ah lo Aqoonsan cida ka danbaysa.
Bulshada Magaalada Laascaanood iyo Xildhibaano ka tirsan Golayaasha qaranka ayaa sida fiinta uga qayliyay dilalka qorshaysan ee lagu beegsanaayo haldoorkii magaalada Laascaanood, iyago Xukuumada Somaliland ku dhaliilay wax ka qabasho la’aanta Amniga magaalada.

 

243821059_478246083607656_82544256699190
243735722_478246156940982_15497970743108
243801273_478246210274310_20082521391849
243656918_478246246940973_50384096182211
243453584_478246293607635_40642409807965

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this