Sign in to follow this  
Tuujiye

Short woman!!!

Recommended Posts

Tuujiye   

^^^ loooooooool ZU ar wili nooshahay loool waa bilowday yaah... Bajaq gaaban in aad adiga aadeysid ciise iyo cibaado ma is weydiineynin laakiin saaxiiboo shiinees miyaa qofta mise zimzibaar ee ka timid?

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

gabdhaha gaaban waaba kuwa ugu samir badan haweenka oo dhan masaakin waaye inkastoo xooga cuqdad ah ay ku jirto oo ah in ay gaabantahay hadii ay madowdahayna ka cabso isheeda iska ilaali cuqubada...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Naag cadaan qurux maku hesho abti... Bajaq cad oo qurux waaw ah wadato waa ii koow wili laakiin Bajaq madoow oo qorox waan arkay dhoorjeer... Laakiin gabar gaaban wax ee foolxumo leedahay ma jirto laakiin xaasidiin waaye iyo asbaxyaal amar miiran sidii gulwade lacagta lagu yareeyay.........

 

ps.. ilaahey ha u naxariisto Siyaad...aamiin!!

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nooloow, Siyaad, nooloow dheh.

------------

 

Nabay nooma talin

Maskax nooga roon

Nacabkaa ha jaboo

 

------------

Aabihii dalkoow, Siyaad

Aabihii ummaddoow, Siyaad

------------

Guulwadoow Siyaad

Aabihii garashada, geygayagoow

Hantiwadaaga waa habka

Barwaaqa noo horseedayee

Bulaanka baxaya

Nuurka biraamaya

Dhawaaqa baaqaya

Dhamaan isku baaqayaa

Waa barbaartii shaqaalahoow

Isbiirsadoow

Haa, haa

 

Barbartaagan barbarkooda

Gayigii kasoo baxaa

Kuu balanqaadnay

Haa, haa

 

Hantiwadaaga inay badbaadiyaan

Kuu balanqaadnay

Haa, haa

 

Aaah, ar xasuus aaba na giliseen oo haddee amaan aanan dhab ahayn haddee wax tari lahayd lee -- ar hana dambaajinina yaaqeeyoow dadka dhintay faraha ka qaada. Eebba ha u dambi dhaafo odeygaas waa hore siibtay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

And i heard short women inay meelo kele ku fiican yihiin ,,, yacnii xisaabo aka gogosha ,,, yacnii ihiida ,, yacnii dee garo oo xagaa iyo yaaa ,,,, een marka ,,, eeen ,, deeee

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ maxaa tiri ihiida iyo gogoasha ay ku fiicanyihiin, oo ma adaa soo arkey oo ka wardooney, balo, tahluukaa tahay abaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ms DD   

Waar xishooda dee. see Alle idiin galey. If I was a petite, I would have been livid with you.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by Legend of Zu:

^^^ Waraa Gabdhaha gaagaaban fara ka qaad tacbaan yahow! arimo badan in lagaaga sheekeeyo waaye!

Walahi for some reason, after all these years, I still have the impression inaadan afSoomaali fiican aqoon...And every damn time aan arko adoo afSoomaali qoray, inaa dhulka ku rafto wax yar aa iiga dhintaato...Arimo badan kuyeh...Mugoo dabkaa mayaro... :D

 

Tuujiye, tee gaaban aa jackuugu soo dhajisay ii sheeg, anaa saan karbaash ugu wado kuu dheereysiinaayee...Hayeh markaas labo dheeroow dhuglaaweyaal isla noqda... icon_razz.gif Cadaana hadey qurux ahaan leheen naago badan alaabta la isku cadeeyo lacagtooda kuma dhameeyeen... icon_razz.gificon_razz.gif Igaleexaan ku iri wajigiisa aad moodo islaan jameykaan ohoo qosol isku celineyso...

 

JB, ciyaal suuq fooqal ciyaal suuq...Intaas sariir uun baad ka hadashaa...Leesh? Sariirta maa jiq lagaaga dhigay? hahahahaaaaaaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Prinz   

Most of the late generation of Somali gabdho are gaagaab belaayada, too dheerba ma arkeesid wax lee wada yaryar oo dhulka ku dhegan aa soo wada yaaceen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

prince...ragiina sow kuwan wada caloosha balaaran hadana marke soconayan aad umaleesid ineey Gacmaha kusocdaan ....Mija dhuubyaal badha badhaada inaga yareeya

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^you go girl, they only know how to make fun of the girls but they don't reflect upon themselves. I know these four sisters who are so short but beautiful (masha'allah). So not all short girls are ugly.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this