Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan Guruuje oo la dhaawacay,Yaa dhaawacay,Maxaase lagu dhaawacay

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaan Guruuje oo la dhaawacay,Yaa dhaawacay+Maxaa lagu dhaawacay

guruuje-6.jpg
Suldaan Saleebaan  Cismaan Habaar oo ka mid ah madaxda Dhaqanka Somaliland ayaa saaka dhaawac madaxa ah gaadhsiiyay Xildhibaan Nuur Guruje, oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland,
guruuje-7.jpg
Dhaawaca xildhibaan guruuje ayaa lagu dabiibayaa cusbitaalka wayn ee magaalada hargeisa.
Xildhibaanka ayuu dhaawucu ka soo gaadhay madaxa iyo gacanta midig oo ay laba meelood oo kala ah Cududa iyo faraha hore.
Labada masuul ayaa hore Warbaahinta eedo isugu mariyay.
243525426_399054391853260_32731984599560
243936199_399054475186585_22715048694340

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this