Sign in to follow this  
Deeq A.

Saalax Axmed Jaamac Oo Loo Doortay In Uu Ka Mid Noqdo Senatorada Aqalka Sare

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa goordhaw la soo gaba gabeeyay doorashada kursiga labaad ee kuraasta Gobalada Waqooyi ku leeyihiin Aqalka Sare.

Kursiga labaad ayaa waxaa ku tartamay Musharixiinta kala ah Ibraahim Iidle Suleyman iyo Saalax Axmed Jaamac.

Kursiga ayaa waxaa ku soo baxay Senator Saalax Axmed Jaamac oo helay 29 cod  , halka uu Ibraahim Iidle Suleyman uu helay 12  cod.

Waxaa sidaas kursiga labaad ee doorahada Aqalka sare ee Somaliland ku soo baxay Saalax Axmed Jaamac .

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this