Deeq A. Posted September 28, 2021 Ra’lisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, amniga yo kiiska Ikraan Tahliil. Muuqaalka Rooble Ra’lisul Wasaare Rooble oo khudbad u jeediyay murashaxiinta iyo ergada dooraneysa xildhibaannada Agalka Saree e Somaliland ayaa sheegay in aysan jirin wax weyn oo dhanka siyaasadda ah oo la isku hayo, wixii jirana looga bixi doono doorashada. Wuxuu mar kale ku celiyay in Ikraan Tahliil caddaalad heli doonto xilligii ay noqotaba, wuxuuna intaas ku daray in ay sugayaan go’aanka maxkamadda ciidamada ee uu horey ugu xilsaaray. Ra’iusul Wasaaraha ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan xasiloonidda iyo nabadgelyada dalka. Dowlad goboleedyada ayuu ugu qaabay in ay soo dhammeystiraan xubnaha ka dhiman xildhibaannada Aqalka Sare, si loo doorto guddoonka Aqalka Sare. PUNTLAND POST The post Ra’iisul Waasre Rooble oo hadlay dhowr qodob appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites